WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Taiwan Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa kulan la qaatay wafti ka socday dawlada tiawan oo uu horkacayay agaasimaha guud ee ganacsiga ee dalka Taiwan oo ay weheliyaan masuuliyiin kale.

 

Exit mobile version