HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Axmedyaasiin Muxumed Xasan ayaa sharaxay qaabkii ay usoo diyaariyeen qorshaha guud ee horumarinta qaranka ee shanta sano iyo muhiimada uu uleeyahay siyaasada la doonayo in lagu horumariyo Somaliland si ay ugaadho isku filnaansho.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;