Xildhibaan Katirsanaa Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Geeriyooday Iyo Maayar Mooge Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsanaa Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Geeriyooday Iyo Maayar Mooge Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo
March 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Sheekh Muuse Aadan oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa

Maayarka golaha deegaanka hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose ayaa ka hadlay geerida xildhibaan marxuum cismaaciil oo ka tacsiyadeeyay qoyskii ,qaraabadii iyo golaha deegaanka ee uu ka baxay’

Sidoo kale maayarka mooge ayaa sheegay wakhtiga la aasi doono iyo halka lagu aasi doono marxuumka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS