Wafti Ka Socda Haayada Laanqayrta Cas Oo Booqday Maxabiis Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascanood Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Haayada Laanqayrta Cas Oo Booqday Maxabiis Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascanood Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa.
March 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Maalintii shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood.

Wasaaradda Caddaaladda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiistaasi loola dhaqmay si wanaagsan islamarkaana loo dhammaystiray dhammaan waxyaabaha uu u baahan yahay qofka maxbuuska ahi.

COMMENTS
LINKS