Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa!
March 16, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa hadhimo sharafeed magaalada hrgaysa ugu sameeyay wasiirkii hore ee maaliyada somaliya aqoonyahan cabdiraxmaan bayle ducaale oo dhawaan kusoo laabtay somaliland kadib markii ka laabtay fikirkii somali wayn ee uu hore u aaminsanaa

Hadhimo sharafeedka loo sameeyay cabdiraxmaan bayle ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdgaqameed, xildhibaano iyo xubno siyaasiyiin ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS