WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa hadhimo sharafeed magaalada hrgaysa ugu sameeyay wasiirkii hore ee maaliyada somaliya aqoonyahan cabdiraxmaan bayle ducaale oo dhawaan kusoo laabtay somaliland kadib markii ka laabtay fikirkii somali wayn ee uu hore u aaminsanaa

Hadhimo sharafeedka loo sameeyay cabdiraxmaan bayle ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdgaqameed, xildhibaano iyo xubno siyaasiyiin ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version