Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Ka Jawaabay Baahiyaha Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Balan Qaadka Ay Usameeyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Ka Jawaabay Baahiyaha Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Balan Qaadka Ay Usameeyeen
March 16, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee degmada gabiley oo uu horkacayo maayarka magaalada ayaa maanta booqday dugsiga sare ee qalax iyagoo ka jawaabay dhawaaqii kazoo yeedhay maamulka dugsiga ee dhismaha iskuulka iyagoo sheegay in ay ka dawlad hoose ahaan fulinayaan wixii baahi iyo dhismo ee qallax

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS