WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Imaatinkiisa Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliya Siyaasi cabdiraxmaan bayle ducaale ayaa markii uhoraysa ka hadlay madal hargaysa dib markii uu dhawaan lasoo laabtay somaliya isagoo sheegay in uu wixii fikir iyo tamar uu hayo uu galin doono Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version