WAJAALE NEWS

Xildhibaan Khadar Guun Oo Ka Hadlay Xadhiga Gaashaanle Sare Faysal Xiis, Eedo Culusna Ujeediyay Taliye Dabagale.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Khadar Guud oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga uu sheegay in taliyaha ciidanka booliska Somaliland kula kacay gaashaanle sare Falsal xiis oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka booliska kaasi oo u tilmaamay in uu yahay mid bahdilaan ah .

Xildhibaan khaddar guun ayaa xisbiga waddani oo uu kazoo baxay iyo taageerayaashiisa ka raali galiyay taageero uu ku raacay xukuumada madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version