WAJAALE NEWS

Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerarkii kooxaha Huwanta Ahi Kusoo Qaadeen Iyo Tirada maxaabiista iyo Hubka Ay ka qabsadeen

LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weerar saaka kooxaha huwanta ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duuleedka laascanood oo iska difaaceen

Sidoo kale taliska ciidanka qaranka jsl ayaa soo bandhigay tirade maxaabiista dagaal ee ay qabteen iyo gaadiid iyo hub kale duwan oo ay ka qabsadeen kooxaha weeraray oo ay ciidamo maamulka punthland katirsan qayb ka ahaayeen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version