Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xildhibaan Guruuje Iyo Muxuuse ka Yidhi Xaalada Somaliland Iyo Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xildhibaan Guruuje Iyo Muxuuse ka Yidhi Xaalada Somaliland Iyo Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif!
March 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada Somaliland ee wakhtiga mawqifkii uu qaatay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS