Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceelasha Biyaha Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceelasha Biyaha Gabiley.
March 18, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa deegaanka botor ka dhagax dhigay tamarta cad ceeda laga dhaliyo oo loogu talo galay in ay isticmaalan qaarkamid ah ceelasha biyaha laha waraabiyo magaalada gabiley.

COMMENTS
LINKS