WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceelasha Biyaha Gabiley.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa deegaanka botor ka dhagax dhigay tamarta cad ceeda laga dhaliyo oo loogu talo galay in ay isticmaalan qaarkamid ah ceelasha biyaha laha waraabiyo magaalada gabiley.

Exit mobile version