Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay!
March 19, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac hayaan ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo kulan kula qaatay xafiiska xeer ilaalinta ee gabiley soona kormeeray haayada cadaalada ee gobolka gabiley.

COMMENTS
LINKS