Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Haayada Camuud Foundation Oo Deeq Raashin Ah Uqaybiyay 400 Oo Qoysas Danyar Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Haayada Camuud Foundation Oo Deeq Raashin Ah Uqaybiyay 400 Oo Qoysas Danyar Ah.
March 19, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gabiley Oo Ay weheliyaan haayada Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah uqaybiyay  400 oo qoysas danyar ah.

Raashinkan oo ay qoysaska danyarta ah Ugu deeqday Haayadda Camuud Foundation.

 

COMMENTS
LINKS