Ogaysiis Ku Socda Hooyooyinkii Ubadkooga Dhigay Xarunta Caruurta Lagu Xanaaneeyo Ee Magaalada Jabuuti! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ogaysiis Ku Socda Hooyooyinkii Ubadkooga Dhigay Xarunta Caruurta Lagu Xanaaneeyo Ee Magaalada Jabuuti!
April 20, 2023 - Written by Editor:

Baahin/Ogaysiis; Hooyooyinkii Ubadkooga Dhigay Xarunta Maaseerada Faransiiska Ee Magaalada Jabuuti Ee Ay Baadi Goobayaan  Caruurtii Ay Dhaleen!

Haweenkii ama (dumarkii) Djibouti deganaan jirey sanadihii Sideetamaadkii iyo sagaashamaadkii ee hadda ku kala nool degaanada afka somaliga lagaga hadlo iyo Dunida Kaleba ee wakhtigaa caruur ay dhaleen iska dhigay xarunta lagu xanaaneeyo ubadka ee Manseerada faransiiska kuna xigta dhakhtarka weyn ee Peltier layidha ee ku yaal DJIBOUTI. waxaa la ogaysiinayaa haddii ay doonayaan hooyooyinkaasi in ay dib ula midoobaan ubadkoodii ay dhigeen xaruntaa. Islamarkaana caruurtii ay dhigeen oo kortay ay dhinacooga ka raadinayaan waalidadooda.

Waxaa laga codsanayaa inay lasoo xidhiidhaan  address yadan hoos ku xusan:

Telephone: 00 252 63 8041523

Whatsapp: 00 252 65 9105650

Fadlan lana raadi hadii garaynayso Amaba Aad wax Xog ah ka hayso;

 

COMMENTS
LINKS