WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Somaliland In Aanu Jirin Cadow Aan Muuse Biixi Ahayn, Golaha Wakiilada Ugu Baaqay In Ay Xilka Ka Xayuubiyaan!

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa  Sheegay Somaliland In Aanu Jirin Cadow Aan Muuse Biixi Ahayn, Golaha Wakiilada Ugu Baaqay In Ay Xilka Ka Xayuubiyaan!

sidoo kale gudoomiye faysal ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay khudbadii uu muse biixi shalay la hortagay laba gole.

Exit mobile version