Wasiirka Arimaha Gudaha Oo War Kasoo Saaray Saraal Lagu Dilay Lowyo Cado Iyo Cida Ay Ahaayeen Dadkii Rabshadaha Ka Dhigay Boorama! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo War Kasoo Saaray Saraal Lagu Dilay Lowyo Cado Iyo Cida Ay Ahaayeen Dadkii Rabshadaha Ka Dhigay Boorama!
May 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand ayaa ka hadlay sarkaal dhawaan lagu diley magaalada lowyo cado iyo halka uu marayo xukunkii askarigii dilay

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay dadkii banaan baxyada ka dhigay magaalada boorama iyo kuwii lasoo xidh xidhay rabshadahaasi in aanay ku jirin beeshii marxuumku balse ay ahaayeen dad kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS