Sheekh Lagu Wanjalay Kufsi Oo Maxkamada Hargaysa Waxba Ku Wayday+Xog Waranka Qaabkii Loo Xidhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Lagu Wanjalay Kufsi Oo Maxkamada Hargaysa Waxba Ku Wayday+Xog Waranka Qaabkii Loo Xidhay
May 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh caan ah oo dhawaan lagu xidhay kiis kufsi ah ayaa maxkamada gobolka maroodi jeex ku wayday kiiskii lagu soo eedeeyay kaasi oo uu sheegay sheekhu in uu ahaa mid wanjal ah

Sidoo kale sheekhan ayaa ka waramay qaabkii loo xidhay iyo sidii loogu sameeyay wanjalka danbi aanu galin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS