Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In La Gaadhay Wakhtigii Gacan Bir Ah Lagu Qaban Lahaa Dadka Fidnada Ka Dhex Wada Gobolka Awdal! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In La Gaadhay Wakhtigii Gacan Bir Ah Lagu Qaban Lahaa Dadka Fidnada Ka Dhex Wada Gobolka Awdal!
May 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somailand cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay xaalada gobolka awdal iyo waxyaabaha abni darada abuuraya ee kusoo noq noqday isagoo sheegay in xukuumadihii kala danbeeyay ee uu madaxwayne kyxigeenka ahaa dayaceen gobolka awdal islamarkaana la gaadhay wakhtigii gacan bir ah lagu qaban lahaa dadka fidnada ka dhex wada.

COMMENTS
LINKS