”Qofka Dulmi Diidayaa Ma Aha Inuu Dulmi Kale Galo, Illaahay Ma Ogola, Reer Booramoow Wixii Aad Boobteen Iska Soo Celiya”Xil. Maxamed Abiib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Qofka Dulmi Diidayaa Ma Aha Inuu Dulmi Kale Galo, Illaahay Ma Ogola, Reer Booramoow Wixii Aad Boobteen Iska Soo Celiya”Xil. Maxamed Abiib.
May 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay banana baxyadii ka dhshay sarkal dhawaan lagu diley lowyo cado

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa shacabkii reer boorama ee maalintii dhawayd banana baxa dhigay kuwaasi oo boobay goobo ganacsi ugu baaqay in qofkastaaba iska soo celiyo wixii uuqaatay

COMMENTS
LINKS