“Madaxwayne Wax Qabadkaa Balaadhan Ee Aad Sheegtay, Deegaanka Aniga Layga Soo Doortay Kama Jiro”xildhibaan guruuje | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Wax Qabadkaa Balaadhan Ee Aad Sheegtay, Deegaanka Aniga Layga Soo Doortay Kama Jiro”xildhibaan guruuje
May 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Yuusuf nuur guruuje oo katirsan xldhibaanada golaha wakiilada ayaa ka dareen celiyay khudbadii madaxwayne biixi ka horjeediyay labada gole iyo hadaladiisii

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa fariin tioos ah udiray hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid.

COMMENTS
LINKS