WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Wax Qabadkaa Balaadhan Ee Aad Sheegtay, Deegaanka Aniga Layga Soo Doortay Kama Jiro”xildhibaan guruuje

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Yuusuf nuur guruuje oo katirsan xldhibaanada golaha wakiilada ayaa ka dareen celiyay khudbadii madaxwayne biixi ka horjeediyay labada gole iyo hadaladiisii

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa fariin tioos ah udiray hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid.

Exit mobile version