WAJAALE NEWS

Suldaan Dhawal Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Falkii Ay Ku Kaceen Dadkii Mudo Haraadayay Ee Reer Boorama!

BOORAMA(W,N)-Suldaan dhawal oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay rabashadihii ka dhacay magaalada boorama iyo falalkii dadka reer awdal ee ceebta ku ahaa ee ay banana baxayaashu uboobeen hanta dadka isagoo xaal ka siiyay shacabka reer Somaliland iyo kuwii la boobay meheradahooga.

 

Exit mobile version