Shil Gaadhi Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa.
May 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shil laba gaadhi oo isku dhacay caawa fiidkii wadada duleedka bari ee caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho

COMMENTS
LINKS