WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Shil laba gaadhi oo isku dhacay caawa fiidkii wadada duleedka bari ee caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho

Exit mobile version