“Waxaan Balan Qaadaynaa In Aanu Anakuna Bilowno Dagaalka, Waana La Kala Adkaan Oo Walaahiya”Wasiir Buuxane. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Balan Qaadaynaa In Aanu Anakuna Bilowno Dagaalka, Waana La Kala Adkaan Oo Walaahiya”Wasiir Buuxane.
May 10, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka dr Buuxane oo ka hadlayay munasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa sikulul uga hadlay mudo haraadkii rabshadaha watay islamarkaana lagu boobay meherado ganacsi ee ka dhacay magaalada boorama isagoo sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan dadkii falalkaa fuliyay.

COMMENTS
LINKS