Bada Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof Oo Dhalinyaro Ah Iyo Tirada Laga Soo Badbaadiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bada Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof Oo Dhalinyaro Ah Iyo Tirada Laga Soo Badbaadiyay
May 11, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Magaalada magaalada berbera ayaa maanta liqday alle ha,unaxariistee laba qof oo dhalinyaro kuwaasi oo kala wiil iyo gabadh halka afar kalena laga soo badbaadiyay dhalinyarada ayaa ahaa kuwo dalxiis utagay bada berbera.

Maamulka cisbitaalka magaalada berbera ayaa ka warbixiyay dhacdadan iyo dadka lasoo gaadhsiiyay cisbitaalka.

 

COMMENTS
LINKS