Goorma Ayuu Bilaabmay Khilaafka Madaxwayne Biixi Iyo Kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Goorma Ayuu Bilaabmay Khilaafka Madaxwayne Biixi Iyo Kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici?
May 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hadaladii udanbeeyey ee uu warbaahinta ka sheegay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo qirashada in ay xukuumadihii kala danbeeyay ee kulmiye islamarkaana uu kuxigeenka ahaa ay guuldaraysteen amaba hagradeen gobolka awdal ayaa banana keenay khilaaf huursanaaa oo udhexeeyay muuse iyo saylici

HALKAN KAGA BOGO XOGO WARARKAASI KU SAABSAN’;

COMMENTS
LINKS