WAJAALE NEWS

Goorma Ayuu Bilaabmay Khilaafka Madaxwayne Biixi Iyo Kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici?

HARGAYSA(W,N)-Hadaladii udanbeeyey ee uu warbaahinta ka sheegay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo qirashada in ay xukuumadihii kala danbeeyay ee kulmiye islamarkaana uu kuxigeenka ahaa ay guuldaraysteen amaba hagradeen gobolka awdal ayaa banana keenay khilaaf huursanaaa oo udhexeeyay muuse iyo saylici

HALKAN KAGA BOGO XOGO WARARKAASI KU SAABSAN’;

Exit mobile version