Ciidamada Qaranka Jsl Oo Dagaal Saaka Dhexmaray Kooxaha Huwanta ah Iyo Tirada Gaadiidka Ay Kaga Qabsadeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Jsl Oo Dagaal Saaka Dhexmaray Kooxaha Huwanta ah Iyo Tirada Gaadiidka Ay Kaga Qabsadeen.
May 12, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Dagaal ayaa saaka duleedka magaalada laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha magaalada aaga maraaga halkaasi oo cidamada qaranka Somaliland kaga qabsadeen gaadii dagaal oo tiradoodu gaadhay sedex gaadhi

Dagaalkan ayaa sheegin khasaaraha nafeed ee uu sobobay labada dhinacba.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS