Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Salaadii Jimce La Tukaday Shacabka Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Salaadii Jimce La Tukaday Shacabka Magaalada Laascanood!
May 12, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Ayaa shacabka magaalada Laascaanood kula tukadey Masjid Jaamaca Magaaladaasi salaadii Jimce.

Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa kasoo Laabtay Safar uu mudooyinkii udanbeeyay Ugu Maqnaa Dalka turkiga.

COMMENTS
LINKS