Khudbadii Salaada Jimcaha Ee Masaajidada Magaalada Boorama Oo Lagaga Hadlay Mudo Haraadkii Magaalada Ka Dhacay Iyo Boobkii Ku Kaceen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khudbadii Salaada Jimcaha Ee Masaajidada Magaalada Boorama Oo Lagaga Hadlay Mudo Haraadkii Magaalada Ka Dhacay Iyo Boobkii Ku Kaceen.
May 12, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay mudo haraadkii maalintii dhwayd ka dhacay magaalada iyo boobkii dadka mudo haraadadayay ugayseen meherada qaar kaasi oo ay ku gurteen hantidii dhex taalay

Sheekh maxamed siciid saaweer oo kamid culimada magaalada boorama ayaa shacabka reer boorama ugu baaqay in ay iska soo celiyaan alaabooyinkii ay ka gurteen meherada taasi oo ku tilmaamay talaabo aan fiicnayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS