Halgamaa Faneed Shamis Qarda Jeex Oo Fashilisay Dadka Ku Hawlan Kicinka Reer Awdal Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halgamaa Faneed Shamis Qarda Jeex Oo Fashilisay Dadka Ku Hawlan Kicinka Reer Awdal Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka!
May 12, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed Shamis Cali Faarax (shamis Qarda Jeex) Oo kamid Ahayd fanaaniintii kasoo Qaybqaatay Halgankii Xornimo Doonka Dalka Jabuuti Iyo Halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland Ayaa dhambaal hambalyo ah udiray shacabka somaliland Xuska maalinta Qarannimada ee 18may Awgeed. iyadoo ilaahay uga bariday in sanadkaa sanadkiisa basha bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo,

Sidoo kale fanaan Shamis Qarda Jeex ayaa ka hadashay saraalkii lagu dilay Magaalada  lowyo cado iyadoo shacabka gobolka awdal ugu baaqay in ay nabadgalyadooda ilaashadaan islamarkaana dad qurbaha jooga iyo kuwo neceb horumarkoogu Aanay jaho wareerin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS