Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Jsl S/G; Maxamed Xasan Jidhif Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Xaashi Cabdilaahi orax (Xaashi Afwayne) Oo Ku Geeriyooda Dalka Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Jsl S/G; Maxamed Xasan Jidhif Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Xaashi Cabdilaahi orax (Xaashi Afwayne) Oo Ku Geeriyooda Dalka Jabuuti
May 12, 2023 - Written by Editor:

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif) isagoo ku hadlaya magaciisa ka shacabka somaliland wuxuu dhambaal tacsi ah udirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle Ha,unaxariistee Marxuum Xaashi Cabdilaahi Orax “Xaashi Afwayne” oo maalintii shalay ku geeriyooday Caasimada Dalka jabuuti, Ee Jabuuti.

Muj Jidhif ayaa marxuum xaashi cabdilaahi ku sifeeyay oday dhaqan yaqaana oo ka baxay dadka somaliyeed gaar Ahaan jabuuti”

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

“Waxaan Halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska ,qaraabada iyo guuda ahaan shacabka reer jabuuti ee uu ka baxay marxuum xaashi cabdilaahi Orax oo ahaa oday ka baxay dalka jabuuti iyo guud ahaan gayiga somalida  ilaahay samir iimaan haynaga siiyo qoys iyo qaraababa marxuumka Alle qabriga ha,unuuro.

Aamin Aamin.

 

 

 

COMMENTS
LINKS