“Dalkan Waxaad Moodaa In Dad Cadow Ah, Oo Aan Wanaagsanayn Isku Urur Sanayaan Oo Ay Ceebihiisa Uun..” Maayir Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dalkan Waxaad Moodaa In Dad Cadow Ah, Oo Aan Wanaagsanayn Isku Urur Sanayaan Oo Ay Ceebihiisa Uun..” Maayir Mooge.
May 13, 2023 - Written by Editor:

“Walaalayaalow Dalkeena Aan Dhisano, Midnimo Aan Ku Dhisano, Qabiil Ahaan Aan Ku Dhisano”Maayar Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed  mooge oo ka hadlay munaasibad ayaa  sheegay in dalka kooxo cadow ahi isku urursanayaan kuwaasi oo dibin daabyo ku haya Somaliland

COMMENTS
LINKS