WAJAALE NEWS

“Dalkan Waxaad Moodaa In Dad Cadow Ah, Oo Aan Wanaagsanayn Isku Urur Sanayaan Oo Ay Ceebihiisa Uun..” Maayir Mooge.

“Walaalayaalow Dalkeena Aan Dhisano, Midnimo Aan Ku Dhisano, Qabiil Ahaan Aan Ku Dhisano”Maayar Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed  mooge oo ka hadlay munaasibad ayaa  sheegay in dalka kooxo cadow ahi isku urursanayaan kuwaasi oo dibin daabyo ku haya Somaliland

Exit mobile version