Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Habeenkii Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Habeenkii Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo
May 13, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay shaqaaqo habeenkii xalay ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo uu ku geeriyooday hal qof

Gudoomiye saleebaan ayaa fariin dhinaca nabad galyada la xidhiidha udiray shacabka magaalada ceerigaabo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS