Xildhibaanadii Uhoraysay Ee Dumar Ah Oo Saaka Ka Qaybgashay Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dareenka Ay Ka Bixisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanadii Uhoraysay Ee Dumar Ah Oo Saaka Ka Qaybgashay Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dareenka Ay Ka Bixisay
May 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan aamina cilmi fariid ayaa noqotay qofkii uhoreeyay ee kamid noqota baarlamaanka somaliland ee la doortay 2021kii kadib markii uu geeriyooday xildhibaan nuur xuseen oo kasoo baxay gobolka awdal halkaasi oo ay  kusoo gashay buuxinta kursigaa banaanaaday.

Xildhibaan aamina ayaa saaka mudanayaasha goluhu ku qaabileen sacab iyadoo kadareen celisay kamid noqoshadeeda golaha

Dhanka kale xildhibaan aamina ayaa ka hadashay xaalada gobolkii laga soo doortay ee awdal.

 

COMMENTS
LINKS