WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xuska 18may!

HARGAYSA(W,N)-Beerta xoriyada caasimada hargaysa oo ay dawlada hoose udiyaarisay xuska 18may ayaa waxaa caawa iskugu soo baxay boqolaal kamid ah dhalinyarada iyo haweenka reer hargaysa kuwaasi oo isku diyaariyay munaasibada malinta qarannimada somailand ee 18may oo fooda inagu soo haysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version