Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halka Uu Ku Danbeeyay Khilaafkii Udhexeeyay Wasiirka Waxbarashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halka Uu Ku Danbeeyay Khilaafkii Udhexeeyay Wasiirka Waxbarashada!
May 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay khilaafkii soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada waxbarashada kaasi oo uu sheegay in uu dhamaaday islamarkaana is afgarad ka gaadheen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS