Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Jsl! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Jsl!
May 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay gacana ciidanka kula shaqeeyaan gacana ku xusaan maalinta qarannimada Somaliland ee 18may.

COMMENTS
LINKS