Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore Ee Gobolka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore Ee Gobolka!
May 14, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley cabdikariim xaaji diiriye ayaa maanta xilkii kala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka cabdiqani maxamuud jiidhe

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socday xukuumada,maamulka degmada gabiley iyo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka gabiley.

 

 

COMMENTS
LINKS