WAJAALE NEWS

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore Ee Gobolka!

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley cabdikariim xaaji diiriye ayaa maanta xilkii kala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka cabdiqani maxamuud jiidhe

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socday xukuumada,maamulka degmada gabiley iyo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka gabiley.

 

 

Exit mobile version