Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Uu Weheliyo Maayarka Caasimada Ayaa 50qoys Ku Wareejiyay Muliyadaha Guryo Loo Dhisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Uu Weheliyo Maayarka Caasimada Ayaa 50qoys Ku Wareejiyay Muliyadaha Guryo Loo Dhisay
May 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan maayarka casimada iyo madaxda haayada NRC ayaa 50qoys oo deganaa kaamka barakacayaasha naaso hablood C Ku Wareejiyay muliyada guryo loo dhisay kuwaasi oo ay fuliyeen haayada UNHCR Iyo NRC

Munaasibada lagu wareejiyay 50qoys oo loo dhisay guryo mulkiyadaha lahaanshiyaha guryahan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay gudoomiye cabdikariim axmed Maxamed (Xinif, maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo masuuliyiinta haayada NRC.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS