Gudida Doorashooyinka Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Iyo Codadka Ay Kala Heleen Musharixiintu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Doorashooyinka Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Iyo Codadka Ay Kala Heleen Musharixiintu!
May 15, 2023 - Written by Editor:

ANKARA(W,N)-Gudida doorashooyinka dalka turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka turkiga iyo codadka ay kala heleen musharixiinta utartamayay jagada madaxwaynenimo ee dalka turkiga

Madaxwayne Erdagan ayaa helay 49.37% halka musharaxa ugu dhow uu yahay 44.36%

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS