WAJAALE NEWS

Wasirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta iyodhaqanka jamhuuriyada Somaliland saleebaan cali koore ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyay xuska sanad guurada 32aad ee maalinta qarannimada Somaliland isagoo ilaahay ubaryay in sanadkaa sanadkiisa kugaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo

Sidoo kale wasiirka koore ayaa shacabka ugu baaqay in ay siwayn uxusaan 18may islamarkaana ay ilaashadaan abnigooga.

Exit mobile version