DAAWO;-Shacabka Reer Gabiley Iyo Udiyaar Garowga Xuska 18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Reer Gabiley Iyo Udiyaar Garowga Xuska 18may
May 15, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shacabka Reer Gabiley Ayaa Caawa iskugu soo baxay  Fagaaraha Khayriyadda magaalada Gabiley taasi oo ay udiyaar garoobayaan  Xuska Sannad Guuradda 32aad Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ee maalinta qarannimada jsl ee 18may.

Sidoo kale maamula gobolka gabiley iyo maayarka magaalada o ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa soo kormeeray fagaarafa beerta xoriyada gabiley oo ay ku dabaadegayaan kumanaan shacab ahi.

DAAWO MUUQAALKA DEBAALDEGA REER GABILEY;

COMMENTS
LINKS