Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Duleedka Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Duleedka Laascanood!
May 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jsl S/g nuux ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ku dhexmray duleedka magaalada laascanood iyo deegaano kale ookatirsan gobolka sool kuwaasi oo uu sheegay in ciidamada qaranka guulo ka gaadheen kooxihii soo weeraray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS