Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Khayriyada Sheikh Ka Weeraray Madaxwayne Biixi Iyo Wixii Kala Qabsaday Maayarka Sheekh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Khayriyada Sheikh Ka Weeraray Madaxwayne Biixi Iyo Wixii Kala Qabsaday Maayarka Sheekh!
May 18, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

“Xaalku Wuu xun yahay dalkuna Wuxuu Umuuqdaa Inuu ku Noqonayo Dagaalkii Sokeeye ee Burco iyo Berbera ka dhacay, maddaama oo raggii berrigaa dagaalka Sokeeye riday ay maanta xilalka u sareeya ka hayaan dalka ,Ina Biixi maalintii dhaweyd markii uu Burco tegay,ma inuu nasteex u tegay ayaad mooddaysaan uma uu tegin nasteex, odayaashu waxay ku yidhaah-deen maalintii dhaweyd markii uu Burco tegay, tii Laascanood maad tegin, tii Ceerigaabo maad tegin oo tii Awdal maad tegin ee maxay kaa tahay Muusow ,wuxuu ugu jawaabay Muuse tani waa naftii waa nafti……..”Xildhibaan Xeeldheere

COMMENTS
LINKS